Home / 2023 / April

Monthly Archives: April 2023

Tikidhadii ugu badnaa oo loo goostay buurta ugu dheer Adduunka ee Everest

Dowladda Nepal; ayaa xaqiijisay in ay jartay in ka badan 450 Tikid oo loogu talagalay Dadka Gugan doonaya in ay fulaan dhakada sare ee Buurta ugu dheer Adduunka ee dalkaas. Waaxda Dalxiiska Waddanka Nepal; ayaa sheegtay in tirada ay hadda ...

Read More »

Waddamada Muwaaddiniintooda kala baxay Suudaan

Kaddib dagaalkii 9 maalin ka hor ka dhacay Suudaan, Waddamada Caalamka ayaa billaabay in ay muwaaddiniintooda kala baxaan. Mareykanka ayaa xaqiijiyay in Shaqaalaha Safaaradda Mareykanka ee Khartuum la geeyay dal amaan ah,sidoo kalena si kumeel gaar ah loo xiray Safaaradda ...

Read More »

Sidee looga Ciiday Muqdisho?, Daawo

Dadweynaha Magaalada Muqdisho ayaa si weyn u ciiday iyada oo Carruur, Dhallinyaro iyo haween faraxsan lagu arkayay jidadka Muqdisho. Qaar ka mid ah dadweynaha Ciideystay ee isugu jira Carruurta, Dhallinyarada Rag iyo Dumar iyo Dad waaweynba leh ayaa la hadlay ...

Read More »

Dunida Muslimka oo laba maalin kala Ciideysa

In badan oo ka mid ah Waddamada Islaamka ayaa Maanta looga dabaaldagayaa maalinta 1aad ee Ciidul Fitriga halka kuwo kale ay maanta u tahay maalinta 30aad ee Bisha Ramadaan. Si isku mid ah ayaa Dunida looga soomay maalin qura oo ...

Read More »

Bar Kasmaal 20 04 2023

Read More »

City vs Real Madrid, Inter vs AC Milan, UEFA Champions League

Horyaalka Kubadda Cagta Qaaradda Europe ee UEFA ayaa soo gaaray afar dhamaadka kaddib markii ay tartanka isaga hareen Kooxaha kala ah Chelsea, Banfica, Napoli iyo Bayern Munich. Afarta Koox ee isu soo haray ayaa laba ka mid ah ka socdaan ...

Read More »

Bar Kasmaal 19 04 2023

Read More »

Goorma ayey tahay in la bixiyo Fitrada?,Daawo

Maalmaha ugu dambeeya ee Bisha Ramadaan iyada oo lagu jor ayaa waxaa intaas dheer bixinta Fitrada waajibka ku ah qof kasta oo ka mid ah Dadka Muslimiinta ah. Haddaba Culimadu waxaa ay sheegayaan xilliyada ugu wanagasan amaba ugu ajirka badan ...

Read More »

Bar Kasmaal 18 04 2023

Read More »

Daawo: Macalinka Kitaabka Qur’aanka ah gacantiisa ku qoray

Macallin Maxamed Sheekh Cabdullahi; waxaa uu gacantiisa ku qoray Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah, waxaana uu howshan waday muddo dheer. Wareysi uu siiyay Idaacadda Himilo, waxa uu ku sheegay in uu billaabay qoridda Kitaabka Qur’aanka ah sanadkii 1989kii . halkan ka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan