Home / 2023 / October

Monthly Archives: October 2023

Maalinta Caalamiga ee Magaalooyinka.

Himilo-Maalinta Magaalooyinka Caalamka waxaa sannadkii 2013-ka ku dhawaaqay Kal-fadhiga Guud. Taniyo markaas 31 October sanad kasta ayaa loo dabaal-degaa. Markii ugu horreysay xuska Maalinta Caalamiga ee Magaaloobidda waxaa lagu qabtay Shanghai dalka Shiinaha 31 Oct sanadkii 2014. Waxaana halheys looga ...

Read More »

23-ka qof ee dunida ugu taajirsan iyo mid waliba hantida uu haysto.

Himilo-sadax iyo Labaatan-ka qof ee dunida ugu qanisan lix iyo tobad kamid ah waxay u dhasheen dalka Mareykan-ka. Hadaba halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa magacyadooda iyo hantida ay heystaan. Elon Musk: $200 billion Bernard Arnault: $153b Jeff Bezos: $151b Bill ...

Read More »

Waa kuwee dalalka dalxiisayaasha ugu badan ay tagaan?

Himilo-Dalxiisku waa mid kamid ah waxyaabaha ugu caansan ee dunida waqti dheer ka soo jiray, waxaa jira dalal badan oo duniga ah oo dalxiiska kaliya ku tiirsan, hadabada waxaan halkan kuugu soo gudbinayaa wadamada dadka ugu badan ay u dalxiis ...

Read More »

10-ka dal ee ugu nabadda badan aduunka.

Himilo-Dunida waxa ugu badan ee maanta laga fakarayo waa nabad iyo xasilooni. dad badan ayaa u arka in dagaalkii sadaxaad ee aduunka uu bilaaban karo marka loo eego xiisada bariga dhexe oo lagu kabay loolanka Rush-ka iyo Mareykan-ka u dhaxeeya, ...

Read More »

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka ugu liita Horumarka Haweenka Caalamka

Himilo-Warbixin ay si wadajir ah u soo diyaariyeen labo machad oo Caalami ah ayaa lagu soo bandhigay qiimeyn lagu sameeyay heerarka horumarka iyo nolosha haweenka ee kunoo 177 waddan. Machadka The George Washington Institute iyo Machadka Cilmi-baarista Nabadda ee The ...

Read More »

Wadamada dadkooda inta ugu badan ay ku noolyihiin magaalooyinka.

Himilo-Dadku fikir ahaan waxay ku kala duwan yihiin midka wanaagsan in lagu noolaado magaalada ama miyiga, dad badan oo caalamka ku nool waxay doorbidaan halkii ay magaalo ku noolaal lahaayeen inay miyiga dagaan, halka qeyb kalana ay doorbido inay magaalada ...

Read More »

24 October- Macluumaadka aad uga baahan tahay maalinta Qaramada

Himilo – Sannad kasta, 24 bisha October ayaa la xusaa maalinta caalamiga ah ee Qaramada Midoobay, waxaana ujeedka uu yahay in lagu kasbado taageerada dadka caalamka iyadoo la barayo wax-qabadka iyo hiigsiga hay’adda. Haddaba waxaan halkan ku soo bandhigaynaa macluumaad ...

Read More »

Mushaarka dhaqaatiirta dunida iyo sida dalalka ugu kala badan yihiin.

Himilo-Dhaqtarnimadu waa mid kamid ah shaqooyinka ugu weyn ee dunida laqabto. Inta badan dalalka caalamka ayaana ku tartama tirada dhaqaatiirka ay leeyihiin, habada halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa mushaarka dhaqaatiirta iyo sida ay dalalku ugu kala duwanyihiin. Switzerland – $388,623 ...

Read More »

Maryan Mursal oo Fanka ka fariisatay.

Himilo-Fanaanada caanka ah ee Maryan Mursal Ciise Bootaan ayaa ku dhawaaqday in ay gebi ahaanba isaga baxday fanka. Maryan Mursal oo ah xidig caan ka ahayd fanka Soomaaliyeed mudadii bur-burkana daganayd magaalada London ee cariga Ingiriiska ayaa umadda ka codsatay ...

Read More »

Arsenal iyo Chealse oo ku heshiiye barbaro

Himilo-Kooxda kubadda cagta Chelsea oo xajisan weyday guul gacanteeda ku jirtay, waxaanay ogolaatay in Arsenal ay laba gool ka dhaliso lix daqiiqadood gudahood xilli ay ciyaartu sii dhamaanaysay, waxaanay labada kooxood ee reer London ku heshiiyeen barbarro 2-2 ah. Chelsea ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan