Home / 2024 / June

Monthly Archives: June 2024

Xulka Switzerland oo Garaacay Italy Iskana Xaadiriyay wareega 8 dhamaadka Euro 2024.

Himilo – Xulka qaranka Switzerland ayaa garaacay xulka Italy kulan ka tirsanaa Euro 2024 wareega 16. Xulka Switzerland ayaa ahaa kuwa fiican iyaga oo ka awood badadnaa xulka Italy. Daqiiqadii 37-aad ayuu xulka Switzerland dhaliyay goolka furitaanka waxana u dhaliyay ...

Read More »

Taariikh nololeedkii Prof Maxamed sheikh Cismaan Jawaari oo kooban

Himilo – Allaha u naxariistee waxa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Prof Maxamed Cismaan Jawaari. Sida ay eheladiisu sheegeen xanuun hayey oo uu u geeriyooday majirin. Isagoo gurigiisa jooga ayay tii alle ugu timid. Prof, Jawaari ayaa door weyn ku lahaa ...

Read More »

Maqaal: Maxay xaaladda Muqdisho ka badaleen ganacsiyada Yaryar?

Himilo – Muqdisho waxaa laga dareemayaa hormar baaxad leh oo dhanka gacansiga ah, marka dib loogu noqdo tobankii sano ee tagay xaalku wuu ka duwanaa sida uu hadda ku socdo oo ah in meel walbo oo magaalada kamid ah laga ...

Read More »

Euro-2024: Xulka Slovakia oo dhigi karta lamafilaan.

Himilo – Kulamada wareega 16-ka ayaa bilaabmi doona manta oo Sabti ah iyada oo xulka England la ciyaari doono xulka Slovakia Axada. Dhinaca qiimaynta, xulka England ayaa ugu cad-cad in ay garaacaan xulka Slovakia laakiin xulka Saddexda Libaax ayaa si ...

Read More »

Madax-bannaanida Jabuuti waa Guusha Somaaliya

Himilo — Jabuuti waa barta istiraatijiyadda bariga Afrika oo dhaca xeebta waqooyi bari ee Geeska Afrika. Waxay dhinaca ku heysaa Marinka Baab al-Mandab kaas oo kala seera ama kala gooya Badda Cas iyo Gacabnka Cadmeed. Intii u dhaxaysay 1867-1967-kii waxaa ...

Read More »

Isku Aadka Wareega 16 Euro-2024 oo La Soo Saaray.

Himilo – Waxa si Rasmi ah loo Soo afjaray wareega Group-yada tartanka Euro 2024. Kulamo xiiso leh ayaa la ciyaaray intii ay socotay wareega Group-yada. 16-ka xul ee ugu fiican ayaa u Gudbay Wareega 16-ka iyada oo ay Soo bexeen ...

Read More »

27 June – Maalinta Caalamiga ee Ganacsiyada yaryar iyo Kuwa Meel-dhexaadka

Himilo — Sannad kasta 27 June waxaa loo dabaal-degaa xuska Maalinta Ganacsiyada yaryar iyo kuwa heer-dhexaadka ah si kor loogu dhigo wacyiga muhiimadda iyo kaalinta ganacsiyada meel dhexaadka ah ay ka ciayari karaa la kulmidda Qorshaha horumarinta joogtada ee QM. ...

Read More »

26-ka June – Maalintii koobaad ee Madax-bannaanida Somaaliweyntii lagu hungoobay!

Himilo – Waxay ahayd bilowga xurriyad iyo madax-banaani astaan qaranimo iyo qab umadeed suntan oo geyi kamid ah dhulka Somaalida uu ka helay gumeystayaashii dul-deganaa mid kamid ah. Dad badan waxay xusuusan yihiin sida habeenkaasu uga dhignaa dib-u-dhalasho iyo damaashaad ...

Read More »

Euro-2024: Group-ka ugu caajiska badnaa oo loo aqoonsaday group C

Himilo – Group-kii ugu caajiska badanaa tartanka Euro-2024 ayaa soo dhamaaday iyada oo kulankii ugu dambeeyay lagu kala baxay bar-baro gool la’aan ah. Group-C oo ay ku wadajireen England, Serbia, Denmark iyo Slovenia ayaa guud ahaan ku soo dhamaaday iyadoo ...

Read More »

Furayaasha Kacbada oo qof cusub lagu wareejiye.

Himilo – Cabdiwahaab Saynul Caabidiin Al Shaybi ayaa si rasmiya loogu wareejiyey fureyaasha Kacbada ka dib markii uu Jimcihii geeriyooday Dr Saalax Saynul Caabidiin Al Shaybi. Cabdiwahaab ayaa noqonaya qofkii 109-aad ee furahan la wareega tan iyo sannadkii 8-aad ee ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan