Home / 2024 / July / 04

Daily Archives: July 4, 2024

Maxay tahay sababta doorashada Britain waqtigeeda looga soo hormariye?

Himilo – shacabka Ingiriiska ayaa saaka u dareeray doorashada guud ee lagu soo dooranayo hoggaamiyaha cusub ee hoggaamin doona dalkaasi. Goobaha codbixinta ayaa la furay 7-da subaxnimo, waxayna codeyntu socon doontaa illaa 10:00 caweysnimo. Codbixiyeyaasha ayaa dooranaya 650-ka kursi ee ...

Read More »

Euro-2024: 5 Xiddig oo Xulka England ah oo seegi kara Semi-final-ka.

Himilo – Shan ka mid ah ciyaartoyda England ayaa kulanka Switzerland soo galaya iyaga oo halis ugu jira ganaax tartanka Euro 2024. Xulka England ayaa si cajiib ah isaga xaadiriyay wareega 8 dhamaadka kadib markii ay guul wakhti dambe ah ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan