Home / 2024 / July / 06

Daily Archives: July 6, 2024

Maalinta Caalamiga ee Iskaashatooyinka

Himilo — Saddexda July waa Maalinta Caalamiga ah ee Iskaashatooyinka. Waxaa hal-ku-dheg snnadkan loo qaatay xuskeeda uu yahay Si-wadajir wax ugu dhiska hagaagsan. Iskaashatooyinka dunida kuu nool waxay hoosta ka xariiqi doonaan tabaha iyo hababka ay ula kulmi karaan baahiyaha ...

Read More »

Xulka Spain oo Garaacay Germany Iskana Xaadiriyay Semi-Final-ka Euro 2024.

Himilo – Xulka Spain ayaa reebay xulka Marti galiyay Tartanka Euro 2024 ee Germany. Kulanka ayaa ahaa mid ay isku haleeleen xulalka ugu fiican tartanka ilaa haatan. Kulanka ayaa ku bilowday mid uu xulka Spain ku bilowday si dar-dar leh ...

Read More »

Xulka France oo rikoorayaal Ku garaacay xulka Portugal

Himilo – Xulalka France iyo Portugal ayaa ku kulmay kulan caajis ah oo ka tirsanaa wareega 8 dhamaadka Euro 2024. Labada xul ayaa soo bandhigay ciyaar aad u liidata iyada oo ay ku dhibaatoodeen in ay soo bandhigaan qaab ciyaareed ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan