Home / 2025 / March

Monthly Archives: March 2025

Goobaha dalxiiska iyo damaashaadka ciidda

Read More »

Sidee looga ciiday Muqdisho?

Read More »

Diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ciidda Soonfur iyo mid kamid ah suuqyada Muqdisho

Read More »

Dhallinyaro carruur danyar ah ku caawiyay dhar

Read More »

Haweeneyda u gaaryeeshay wiilasheeda inay jikada galaan

Read More »

Faa’iidooyinka ay sadaqadu leedahay

Bixinta sadaqada: waa mid ka mid acmaasha wanaagsan ee qofka ka caawisa inuu aakhiro dhigaal u sii dhigto, waxay leedahay faa’iidooyin dheeraad. Halkan ka daawo faaiidaha sadaqada.

Read More »

Jarmalka: Waalidiinta carruurta ku qasba soonka oo la ciqaabayo

Himilo FM –Wasiirka cadaaladda gobalka Hesse ee dalka Jarmalka Eva Kune Hermann ayaa taageertay in la ciqaabo waalidiinta carruurtooda ku qasba inay soomaan bisha Ramadaan. Iyadoo la hadleysay wargeyska dalka Jarmalka ee Bild, wasiirka ayaa xustay in waalidiinta ku qasba ...

Read More »

Sidee ayuu soonku dawo ugu yahay wadno xanuunka?

Himilo – Baaritaan lagu daabacay majaladda MedicalXpress ayaa tilmaamay saameynta soonka joogtada ah uu ku reebo caafimaadka wadnaha iyo da’da qofka. Hay’adda caafimaadka wadnaha Mareykanka ayaa sheegtay in soonka joogtada ah uu yareeyo khatarta cudurrada wadnaha isaga oo dheereeya da’da ...

Read More »

Maxay tahay in la sameeyo 10 dambe ee Ramadaan?

Himilo – 10-ka dambe ee bisha Ramadaan, waxay culimadu u badiyaan inuu ku jiro habeenka laylatul Qadriga – kaas oo kheyrkiisa lagu sheegay qur’aanka. Waxaan halkan idinkula wadaaneynaa tallooyin qofka ku saacidi kara inuu la kulmo habeenkaas isagoo ku hawlan ...

Read More »

Sidee ayuu u dhacaa Ictikaafka bisha Ramadaan?

Himilo – Ictikaafku wuxuu dhacaa inta lagu guda jiro tobanka beri ee ugu dambeeya bisha Soonqaad. Micno ahaan waa in lagu sugnaado masaajidka mudadaas. Qorrax dhaca maalinta 20-aad ee Ramadaan ayuu billowdaa Ictikaafku, wuxuuna dhammaadaa marka la arko bisha Soonfureed. ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan