Himilo-hadii aad safar badan tahay marka aad dhaxsocoto magaalooyinka duniga waxaad arki kartaa halgamayaashii dalalkaa u soo dagaalamay oo loodhisay taalooyin, tusaale ahaan halgamaayaashii gumeesi ladirirka, marka magaalooyinka turkiga, Somalia, Libya iyo dalal kale oo caalamka ah aad dhaxsocoto waxaad arkikartaa halgamaa faras saran, hadaba ogow faraska marka uu hal lug kor u taaganyahay, ama labo lug ama uu afartaba ku taaganyahay waxa uu leeyahay macnooyin kala duwan.
[1]- Haddii farasku hal lug kor u qaado, waxey ka dhigan tahay in dagaalyahanku ee faraska saaran, u dhintay dhaawacyo dagaalka kaga soo gaaray. Tusaale Axmed Gurey [2-] Haddii farasku labada lugood kor u qaado, waxey ka dhigan tahay in dagaalyahanka faraska saaran, lagu dilay dagaalka dhexdiisa asigoo dagaalamayo. Sida Alexander the Great, oo hogaaminaye boqortooyadii Giriiga ee Macedon [3]-Haddii farasku dhammaan lugihiisu uu ku taagan yahay, dhulkana uusan ka qaadin, waxey ka dhigan tahay in dagaalyahanku ee faraska saaran, u dhintay si dabiici ah, kumana dhiman dagaalka dhexdiisa. Sida Nansan madeella.