Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Maalmaha Caalamiga 07 April – Maalinta Caafimaadka Adduunka

07 April – Maalinta Caafimaadka Adduunka

0

Himilo –Maalinta caafimaadka adduunka sanad kasta waxaa loo debaal deggaa 7 April. Ujeedada maalintan ayaa ah in laysku baraarujiyo kor u qaadidda caafimaadka.

Xuska maalinta waxay soo billaabatay sannadkii 1948. Wixii markaas ka dambeeyay waxaa sanadle loo falanqeynayay muhiimadda caafimaadka iyo waxyaabaha saameeya.

Maalintan hay’adda caafimaadka adduunka waxay qaban-qaabisaa munaasabado dawladaha iyo ururada lagu booriyo inay dareen weyn siiyaan adeegyada caafimaad  ee dadweynaha.

Isku war gelinta xaqiiqooyinka caafimaadka kaddib waxay WHO dunida ugu baaqi doontaa inay sameyso ficillo lagu baabi’inayo caddaalad darrada caafimaad ee COVID-19 sii xoojiyay.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version