Home Arrimaha Bulshada 10-ka dal ee ugu nabadda badan aduunka.

10-ka dal ee ugu nabadda badan aduunka.

0

Himilo-Dunida waxa ugu badan ee maanta laga fakarayo waa nabad iyo xasilooni. dad badan ayaa u arka in dagaalkii sadaxaad ee aduunka uu bilaaban karo marka loo eego xiisada bariga dhexe oo lagu kabay loolanka Rush-ka iyo Mareykan-ka u dhaxeeya, iyadoo cabsidaas ay jiro hadane waxaa jira dalal saaxada colaada aan ku jirin.

Hadabada waxaa halkan kuugu soo gudbinayaa tobanka dal ee dunida ugu nabada badan:

  1. Iceland
  2. Denmark
  3. Ireland
  4. New Zealand
  5. Austria
  6. Singapore
  7. Portugal
  8. Slovenia
  9. Japan
  10. Switzerland

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version