Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Argentina oo iskaxaadirisay Final-ka Cope America

Argentina oo iskaxaadirisay Final-ka Cope America

0

Himilo-Xulka qaranka Argentina ayaa iska xaadiriyay Final-ka Copa America iyaga oo garaacay xulka Canada.

Xulka Argentina ayaa maamulayay ciyaarta iyaga oo halis badan galiyay daafaca xulka Canada.

Daqiiqadii 22-aad ayuu Xulka Argentina dhaliyay goolka 1-aad waxana u dhaliyay Julain Alvarez kaas oo ciyaarta ka dhigay 1:0.

Xulka Canada isku dayay in ay dhaliyaan goolka bar-baraha laakiin kama faa’iidaysan fursadaha.

Xulka Argentina ayaa daqiiqadii 52-aad dhaliyay goolka 2-aad waxana u dhaliyay xiddiga Lionel Messi kaas oo ciyaarta ka dhigay 2:0.

Waxa sidaas ku dhamaatay ciyaarta oo uu xulka Argentina iska xaadiriyay Final-ka Copa America.

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version