Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Madadaalo Arigii Dugaagga u ekaaday

Arigii Dugaagga u ekaaday

0

Himilo – Idaha iyo Ari-cadka ku nool dhulka qabow waxay aalaaba u baahan yihiin in laga diiro dhogorta iyo dufka tirada badan ee ku raarma sannadkiiba mar.

Haddii kale waxay noqonayaan sida ri’dan oo kale taas oo in ka badan sannad aan laga jarin dhogorta.

Culeyska dhogorta oo kaliya ayaa gaaray 35 kilogaram.

Si kastaba, goortii loo qaaday xarun loogu tala-galay daryeelka iyo adeegga xoolaha waxaa laga riday dhogortii oo dhan. Waxaana ay dib u heshay muqaalkii ay lahayd.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version