Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Arsenal oo iibineysa Ainsley Maitland-Niles

Arsenal oo iibineysa Ainsley Maitland-Niles

0

Himilo – Arsenal ayaa la soo warinayaa inay iibineyso Ainsley Maitland-Niles inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga iyada oo ku dooneysa adduun dhan £20m.

22 jirka ayaa ka soo muuqdayb 24 kulan xilli cayaareedkan inkasta oo uusan ka soo muuqan shantii kulan ee ugu danbeysay kahor inta aan la hakin cayaaraha sabab la xiriirta Karoona.

Si kasta, sida laga soo xigtay The Sun, kooxda tababare Mikel Arteta ayaa dooneysa inay iibiso laacibka si ay lacag uga sameyso saxiixyada cayaaryahanno.

Gunners ayaa cayaaraha ku billaabi doono kulan ay la qaadanayaan kooxda horyaalka difaacanaysa ee Man City 17-ka bishan.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version