Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Arsenal oo isha ku heysa soo qaadashada Jorginho

Arsenal oo isha ku heysa soo qaadashada Jorginho

0

Himilo – Sida ay ku warameyso Goal.Com, Arsenal ayaa diiradda saartay soo qaadashada khadka dhexe Chelsea ee Jorginho, kaddib markii ay seegeen xiddiga Lyon,  Houssem Aouar.

Arsenal ayaa lala xiriirinayay soo qaadashada Aouar suuqa xagaagan iyaga oo ku dalbaday €35 milyan oo Yuuro, balse lacagahaasi kooxda Lyon ayaa soo diiday.

Naadiga fadhigeedu yahay dalka France ayaa laacibka ku dooneysa qiimo dhan €60 milyan oo Yuuro, halka Arsenal ay awoodi weysay bixidda qarashaadkaasi.

Arsenal ayaa dhawaan Emiliano Martinez iyo Sead Kolasinac  ka dirtay naadiga iyaga oo ku kala biiray kooxaha  Aston Villa iyo Bayer Leverkusen waa sida ay isagu xigaane.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version