Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Arsenal oo kasii raja-dhigaysa kamid noqoshada kooxaha ugu sarreeya horyaalka PL.

Arsenal oo kasii raja-dhigaysa kamid noqoshada kooxaha ugu sarreeya horyaalka PL.

0

Muqdisho – Arsenal ayaa u muuqata mid kasii niyad-dhigaysa kamid noqoshada afarta naadi ugu horreeya horyaalka PL, kadib kulakii ay West Ham iskula garab dhaceen barbaro.

Gunners-ka ayaa markii labaad oo xiriir ah waxay barbaro la dhaafi la’dahay kulamadeeda xagaagan, taas oo liifadda usii gaabinaysaa hiigsigeeda afarta koox ee ugu sarreeya horyaalka.

Kulakii xalay wuxuu naadiga u ahaa mid asteyn kara tallaabada xigta oo ay usii qaadi karto farqiga dhibcaha badan oo kooxaha ku loolamaya horyaalka ay dheer yihiin.

Hayeeshe, xaalku wuxuu ula muuqdaa rajo ku yuurar oo kaliya.

 

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version