Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Arsenal oo Kieran Tierney ka iibineysa Leicester City

Arsenal oo Kieran Tierney ka iibineysa Leicester City

0

Himilo – Leicester City ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseynayso daafaca kooxda Arsenal Kieran Tierney oo ay dooneyso inay u dhaqaaqdo suuq furanka xagaaga.

Cayaaryahanka reer Scotland ayaa kaga soo biiray Gunners kooxda Celtic bishii August ee tagtay isaga oo hardan badan la galay dhaawacyo tan iyo markii uu yimid garoonka Emirates Stadium.

Sida laga soo xigtay 90min, Leicester ayaa qorsheynaysa saxiixa Tierney oo ay ka dhiganayaan dooqa koowaad suuq furanka xagaaga soo socda.

Wararka ayaa intaa raacinaya in Arsenal u furan tahay inay iibiso 22 jirka dhammaadka ol-olaha 2019-20.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version