Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Arsenal oo u dhaqaaqeysa gool-hayaha Aston Villa

Arsenal oo u dhaqaaqeysa gool-hayaha Aston Villa

0

Himilo – Kooxda Arsenal ayaa isha ku heysa gool-hayaha naadiga Aston Villa ee Tom Heaton si uu u noqdo goolhaye loo adeegado kursiga keydka.

Gunners ayaa iska iibisay  Emiliano Martinez kaasi oo ku biiray Villans xagaagan waxaana booskiisa lagu beddelay Alex Runarsson oo hadda ku dhibtoonaya la qabsiga naadiga.

Runarsson ayay u badan u tahay in amaah loo diri doono kahor inta aysan dhammaan bisha January balse waa marka la helo goolhaye cusub oo la loolama Bernd Leno.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version