Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Baakin gawaarida la dhigto oo lagu kala gatay $1.3 milyan

Baakin gawaarida la dhigto oo lagu kala gatay $1.3 milyan

0

Himilo – Baakinkan oo ku yaalla Hong Kong wuxuu sameeyay diiwaan kadib markii lagu kala iibsaday adduun lacageed gaaraya $1.3 milyan.

Qofka iibsaday ayaan magaciisa la sheegin iyo inuu wax ka bedeli doono. Balse wuxuu ahaa baakin la dhigto gawaarida raaxada.

Baakinkan ayaa ku fadhiya bed dhuleed dhan 134.5 feet oo u dhiganta 40.99 mitir. Baakinkii ugu qaalisanaa dunida waxaa lagu gaday $980,000 sannadkii 2019 isla Hong Kong.

Hong Kong waxaa ka jira ciriiri dhanka dhulka ah. Bishii May, guri ku yaalla isla magaaladan waxaa lagu kireeyay qiimo gaaraya $210,000.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version