Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Bakayoko oo xaqiijiyay inuu Chelsea ku laabanayo

Bakayoko oo xaqiijiyay inuu Chelsea ku laabanayo

0

Himilo FM –Tiemoue Bakayoko ayaa ku soo laaban doona Chelsea ka dib sannad uu ku qaatay Serie A, gaar ahaan AC Milan. Taasi waxaa  xaqiijiyay maalmo ka hor  wakiilka ciyaaryahanka oo ah walaalkiis.

 “Mustaqbalkayga? Haa, waxaan ku laaban doonaa Chelsea, weli waxaan heystaa qandaraas seddex sanno ah, waxaan heystaa doorasho, ma garanayo waxa dhici doona ka dib laakiin waa inaan ku laabtaa Chelsea, waa waxa keliya ee aan ogahay, “ayuu ku sheegay ciyaaryahanka wareysi uu  maanta siiyey L’Equipe ku sheega

Waxa uu inta raaciyay “Way adagtahay in la maqlo waxyaabo gaar ah, gaar ahaan marka ay been yihiin,” ayuu yiri Bakayoko.

Kooxda  Sevilla  ayaa xiisaynaysa inay khad dhaxahan Chelsea Tiémoué Bakayoko ku qaataan si ammaah ah.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version