Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Barcelona oo qaadacday dalab lagu doonayay Ansu Fati

Barcelona oo qaadacday dalab lagu doonayay Ansu Fati

0

Himilo – Kooxda Barcelona ayaa la warinayaan inay iska diiday dalab ku kacaya 137-milyan oo ginni, kaas oo lagu doonayey weeraryahankeeda da’da yare ee Ansu Fati.

Inkasto aanan si rasmi ah loo shaacin kooxda gudbisay dalabkaasi, Hadana kooxda Manchester United ayaa dhawaanahan lala xiriirinayaey da’ yarkan.

Macalin Ole Gunnar Solskjaer, ayaa doonaya inuu lasoo wareego 17-jirkan kadib markii uu waayay xiddiga Borussia Dortmund ee Jadon Sancho.

Ansu fati oo heshiiskiisu ku eg yahay 2022-ka, ayaa waxaa sidoo kale doondoonaya kooxaha Manchester City, Liverpool iyo Chelsea.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version