Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Bayern Munich oo dalab ka gudbisay Frenkie de Jong

Bayern Munich oo dalab ka gudbisay Frenkie de Jong

0

Himilo – Barcelona khadkeeda dhexe Frenkie de Jong ayaa la werinayaa in uu bartilmaameed macquul ah u yahay naadiga Bayern Munich.

De Jong ayaa hadda ololihiisa labaad ku qaadanaya Camp Nou, isaga oo kusoo billowday 49 kulan halka siddeed ciyaarood uu kursiga keydka kasoo kacay dhammaan tartaamada tan iyo markii uu kasoo dhaqaaqay naadiga Ajax.

Sida ay werinayaan qaar kamid ah warbaahinta Spain, Bayern ayaa isku diyaarin doonta soo qaadashada 23 sanno jirkaan kaasi oo seegay soo qaadashadiisa sannadkii 2019.

De Jong ayaa weli hesyta shan sanno iyo bar oo kaga haray qandaraaskiisa.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version