Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Benitez oo go’aan ku gaaray inuu sii joogo Newcastle United

Benitez oo go’aan ku gaaray inuu sii joogo Newcastle United

0

Rafael Benitez ayaa qalinka ku duugay heshiis waqti dheeri ah ku sii heyn doona kooxda heerka labaad u dhacday ee Newcastle United.

Macallinka reer Spain ayaa kusii sugnaan doona gegada St James Park xilli kooxda Magpies ay ka dheeli doonto Championship.

Benitez ayaa shaqada kooxda ka bedelay Steve McClaren wuuse awoodi waayay macallinkii hore ee Liverpool in Magpies uu ka badbaadiyo inay heerka hoose u dhacdo.

Sky Sports News ayaa ku warameysa in leyliyuhu aqbalay inuu kooxda kusii sugnaado xagaaga soo aadan.

10 kulan oo kooxda uu watay wuxuu urursaday xagaagan dhamaaday 13 dhibcood.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version