Home Habka-Nolosha Benzema oo loo sheegay inuu ka tegi karo gegida Barnabeu.

Benzema oo loo sheegay inuu ka tegi karo gegida Barnabeu.

0
BILBAO, SPAIN - DECEMBER 02: Karim Benzema of Real Madrid CF reacts during the La Liga match between Athletic Club and Real Madrid at Estadio de San Mames on December 2, 2017 in Bilbao, . (Photo by Juan Manuel Serrano Arce/Getty Images)

Muqdisho – Real Madrid hadda waxaa ka go’an inay iska iibiso laacibka reer Faransa ee Karim Benzema kaas oo la siiyay xilli kama danbeys ah kulankii El Classico ee shalay ka dhacay Spain, marka loo eego don balon. 

Wararka ayaa sheegaya in weeraryahanka Faransiiska ah loo sheegay in haddii uusan ban-dhig fiican ka sameynin kulanka ay wajahayeen Barcelona uusan sii ahaan karin laacib kamid ah Real Madrid.

Taas ayaa la micno ah in naadiga ay baadi-goob u geli doonto raadsiga bedelkii buuxin lahaa booskiisa.

Laacibka Mauro Icardi ayaana loo maleynayaa inuu yahay bedelka ku habboon booskiisa.

 

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version