Home Macluumaad Bisad dhaxal u heshay 30,000 Euros

Bisad dhaxal u heshay 30,000 Euros

0

Muqdisho – Bisadan oo lagu magacaabo Jerry ayaa dhaxal ahaan u heshay 30,000 Euros oo uu lahaa saaxiibkeed oo geeriyooday.

Milkiilahaa Bisadaan ayaa tix-geliyey naflahan agtiisa qaaliga ka ahaa, waxa uuna qoray dardaaran ahaa haddii ay bisadani jirrato in aan lagala bakhiilin lacagta uu ugu tala galay si loogu daweeyo, xattaa haddii ay u baahato dahab iyo wixii la xiriira.

Gabadh uu dhalay milkiilaha bisadaan ayaa sheegtay in aabbaheed uu jeclaa Jerry in kabadan jaceylka caruurtiisa, taas oo hadda ka dhigtay inuu u gaar-yeelo afar sariir iyo hilib maalinle loo siin jiray.

 

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version