Home Habka-Nolosha Brazil iyo Colombiaoo Quarter Finalka Koobka Olympic-ada Aduunka isku arki...

Brazil iyo Colombiaoo Quarter Finalka Koobka Olympic-ada Aduunka isku arki doona

0

Dalka Brazil waxaa ka soconaya Olympic-ada Aduunka, xalayn waxaa soo dhamaaday kulamadii Group-yada koobka Olympic-ada Aduunka dhanka kubadda Cagta ragga.

Sideed waddan  ayaa isaga haray, lix iyo toban waddan oo kasoo qayb galay.

Xulalka magaca weyn leh ee tartanka ka haray waxaa ka mid ah xulka difaacanaya tartanka ee Mexico, sidoo kale waxaa isaga haray Argentina, Japan Iyo Xulka qaranka South Africa iyadoo Honduras ay si lama filaan ah usoo baxday.

WADAMADA ISKU SOO HARAY:

Group A: Brazil, Denmark

Group B: Nigeria, Colombia

Group C: South Korea, Germany

Group D: Portugal, Honduras

Kulamadaan dhamaantood waxaa la ciyaari doontaa Sabtida oo ay tariikhdu ku beegan tahay 13-ka August, waxeyna isugu dhici doonaan sidan:

Brazil vs Colombia

South Korea vs Honduras

Nieria vs Denmark

Portugal vs Germany

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version