Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Madadaalo Carwo ku taalla Texas oo raadineysa tuke ka baxsaday

Carwo ku taalla Texas oo raadineysa tuke ka baxsaday

0
Tukaha la raadinayo

Himilo – Carwo Texas ku taalla waxay dadweynaha weydiisanaysaa inay la baadi goobaan tuke ka fakaday xarunta intii ay socdeen kulamadii lagu tababarayay.

War ka soo baxay carwada Dallas ayaa lagu sheegay in tukaha la carbinayay balse hawsha oo socota uu ku dul duulay dhismo ku yaalla Dallas.

Maamulka carwada ayaa dadweynaha la wadaagay astaamaha tukahan lagaga garan karo kuwa kale, waxay sheegeen in xabadka uu ku leeyahay midab cad.

Carwada ayaa qof kasta oo arka weydiisatay inuu la soo xiriiro kooxda qaabilsan beddelkii uu isku dayi lahaa inuu isagu qabto tukaha la raadinayo.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version