Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Chelsea oo £62m ku dooneysa xiddiga Bayer Leverkusen

Chelsea oo £62m ku dooneysa xiddiga Bayer Leverkusen

0

Himilo – Chelsea ayaa dooneysa saxiixa cayaaryahanka kooxda Bayer Leverkusen Kai Havertzvv heshiis ku kacaya £62m.

Lixidii billood ee ugu danbeysay, Chelsea ayaa si weyn loola xiriiriyay laacibka reer Jarmal kaasi oo la tilmaamay in uu ka tagayo Leverkusen inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga.

Si kasta, kooxda Bundesliga ayaa la rumeysan yahay inay iibineyso xiddigeeda, taasina waxay ku xeran tahay nuuca dalabaadka loo soo gudbiyo.

Sida laga soo xigtay Sports Lens, Chelsea ayaa ku tijaabineysa cayaaryahanka dalab ku kacaya £62m.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version