Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Chelsea oo dooneysa in ay heshiis ka saxiixdaan Thiago Silva

Chelsea oo dooneysa in ay heshiis ka saxiixdaan Thiago Silva

0

Himilo – Chelsea ayaa lagu warramayaa in ay furtay wadahadallo ay la yeelanayaan daafacooda Thiago Silva kaasi oo ay rabaan in heshiis cusub ka saxiixaan.

Laacibka qaranka Brazil ayaa saameyn wanaagsan ku yeeshay Stamford Bridge tan iyo markii uu si bilaash ah ku yimid suuqa xagaagan.

Silva ayaa qallinka ku duugi doona qandaraas hal sanno ah oo uu la geli doono Blues, waa sida ay ku warrameyso Tuttomercato.

Kabtankii hore Paris Saint-Germain ayaa hadda si wanaagsan ugu ciyaaraya kooxda  Premier League ee Chelsea, isaga oo ka saaciday in shabaqooda ilaashadaan lix jeer dhammaan tartamada.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version