Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Chelsea Oo ku soo biirtay kooxaha danaynaya goolhaye Donnaruma.

Chelsea Oo ku soo biirtay kooxaha danaynaya goolhaye Donnaruma.

0

Chelsea ayaa ku soo biirtay Juventus iyo Real Madrid tartanka loogu jiro goolhayaha lagu qancay ee  Talyaaniga Gianluigi Donnarumma.

rumours-chelsea-join-donnarumma-chase
http://radiohimilo.so

17-sano jirkaan , oo dhawaan uun u saftay xulka qaranka Talyaaniga, ayaa loo calaamadeeyey bedelka mustaqbalka dheer ee Gianluigi Buffon sida laga soo xigtay  Corriere dello Sport taas oo sheegtay  qiimaha xagaaga lagu heli karo € 40 million iyadoona hada la leeyahay waxa uu u dhexeeyaa qiimihiisa  € 60-70m.

Donnarumma ayaa la filayaa inuu saxiixo heshiis cusub kooxdiisa  AC Milan isagoo u dabaal dagi doona  18 sano jirkiisa,  February 25, 2017″.

Kooxda Chelsea iyo macalinkeeda Antonio Conte ayaa xiiseynaya saxiixa shabaq ilaaliyaha kooxda AC Milan ee Gianluigi Donnarumma waxayna xiriir la sameeyaan wakiilkiisa Mino Raiola,.

Da’yarka AC Milan Gianluigi Donnarumma oo kamid ah kuwa ugu fiicnaa qaarada yurub xili ciyaareedkaan bilowga ah.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version