Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Chiellini: “Higuain wuxuu kamid yahay saddexda weeraryahan ee ugu fiican dunida.”

Chiellini: “Higuain wuxuu kamid yahay saddexda weeraryahan ee ugu fiican dunida.”

0

Muqdisho – Xiddiga Juventus,  Gonzalo Higuain wuxuu ku jira saddexda weeraryahan ee ugu fiican adduunka, marka loo eego Giorgio Chiellini.

Xiddiga Argentine ayaa dhaliyay 32 dhamaan tartamada xilli-ciyaareedkan oo ay kamid aheyd lugtii hore ee ciyaartii afar-dhamaadka ULC oo ay la kulmeen Monaco.

Chiellin ayaa yiri Higuain wuxuu u qalmaa in loo aqoonsado ciyaaryahannada ugu fiican dunida.

“Waa laacib dhameystiran,” ayuu ka sheegay shir-saxaafadeed.

Higuain ayaa xagaagiisa koobaad la qaadanaya Juventus.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version