Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Crystal Palace oo dalab rasmi ah ka gudbisay xiddigga Liverpool ee Brewster

Crystal Palace oo dalab rasmi ah ka gudbisay xiddigga Liverpool ee Brewster

0

Himilo – Kooxda ku ciyaarta garoonka Selhurst Park, ayaa dalab rasmi ah oo gaaraya 19-milyan oo Yuuro ka gudbisay xiddigga weerarka kaga ciyaara Liverpool ee Rhian Brewster.

Bandhigga ayaa waxaa ku jira in Liverpool diidi karto iska iibinta Ciyaariyahankan amaba mustaqbal haddii ay u baahato dib ugu soo iibsan karto 37-milyan oo yuuro.

Macalinka Jurgen Klopp, wali si rasmi ah go’aan uguma gaarin haddii qorshihiisa xilli ciyaareedkan uu ku jiro Brewster iyo in kale, inkastoo Sky Sports warineyso inuu fasaxi doono 20-jirkan.

Waxaa xaqiiq ah in kooxda macalin Klopp ay u baahan tahay qarash dheeri ah si ay usoo iibsato xiddigo cusub.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version