Home Habka-Nolosha Daawo: Fal celintii ay sameeyeen cayaartoyda xulka Uruguay markii loo tumay astaan...

Daawo: Fal celintii ay sameeyeen cayaartoyda xulka Uruguay markii loo tumay astaan calan dal kale ah

0

Bilowga cayaar walba oo heer caalami ah, qaramada midba inyar ayaa loo aamusaa oo loo tumaa heesta calankooda.

Cayaartoyda xulka qaranka Uruguay ayaa loo saaray astaan aan aheyn toodii qaran xilli ay ka qeybgalayeen xagaagan tartanka Cope America Centenario.

Gegada University of Phoenix Stadium ayay kula cayaareen dhigooda Mexico, hayeeshee wiilasha xulka qaranka Uruguay ayaa loo cayaaray heesta calanka Chile.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version