Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Daawo: Ramires oo weerar ku qaaday garsoore kaarka cas siiyay

Daawo: Ramires oo weerar ku qaaday garsoore kaarka cas siiyay

0

Wiilkii hore ee kooxda kubadda cagta Chelsea Ramires ayaa weerar ku qaaday garsoore kaarka cas siiyay kulankii kooxdiisu guuldarro 2-1 ah ay kasoo gaartay kooxda Shandong.

Wiilka qadka dhexe uga cayaara xulka qaranka Brazil iyo kooxda Jiangsu ayaa garsoorihii cayaarta u soo fakaday si uu u feero dhammaadka kulankan markii kaarka cas loo siiyay kaddib falfal xumi uu ku dhaqaaqay.

 

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version