Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Aragtida Islamka Daawo: Macalinka Kitaabka Qur’aanka ah gacantiisa ku qoray

Daawo: Macalinka Kitaabka Qur’aanka ah gacantiisa ku qoray

0

Macallin Maxamed Sheekh Cabdullahi; waxaa uu gacantiisa ku qoray Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah, waxaana uu howshan waday muddo dheer.

Wareysi uu siiyay Idaacadda Himilo, waxa uu ku sheegay in uu billaabay qoridda Kitaabka Qur’aanka ah sanadkii 1989kii .

halkan ka daawo Wareyiga.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/225840433368942

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version