Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Macluumaad Dadka Cumrada bishan ramadaan u tagaya Sacuudiga oo hab-raacyo cusub loo...

Dadka Cumrada bishan ramadaan u tagaya Sacuudiga oo hab-raacyo cusub loo dejiyay

0

Himilo – Wasaaradda dawladda Sacuudiga u qaabilsan Xajka Iyo Cumrada ayaa ku dhawaawday hab-raacyo cusub oo laga doonayo inay dhaqan geliyaan ajaaniibta cumrada u aadaya dalkaasi.

Sida laga soo xigtay Arab News, waxaa waajib noqoneysa in  xujeyda tagaya waddanka ay xarumaha Magaalaada Makkah ka qaataan tallaalka nooca la hubiyay.

Ugu yaraan lix saac ka hor ayaa xujeyda laga rabaa inay helaan tallaalka ka hor inta aysan billaabin hawsha gudashada acmaasha Cumrada.

Bish March ayay Xujeydu billaaben tagida Sacuudiga iyadoo wasaaradda caafimaadka ay marba soo bandhigeysay hab-raacyo looga hor tagayo faafidda karoona.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version