Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro David Alaba oo heshiis shan sanno la galay Real Madrid

David Alaba oo heshiis shan sanno la galay Real Madrid

0

Himilo – Daacafa kooxda Bayern Munich ee David Alaba ayaa lagu warramayaa in heshiis shan sanno ah uu la galay kooxda Real Madrid.

Xiddiga qaranka Austria ayaa wakhtigiisa ugu badan ku bixiyay naadiga ku ciyaarta Allianz Arena, isaga oo Bayern ka saacidday ku guuleysiga koobabka maxalliga iyo kuwa qaaradda Yurub.

Si kastaba heshiiska uu kula jiro kooxda Bundesliga waxa uu ku egyahay dhammaadka June ee sannadkan.

Sida uu ku warramayo saxafiga Sky Deutschland ee Max Bielefeld, Alaba ayaa qallinka ku duugi doono heshiis wakhti dheer ah oo uu kusii joogi doono  Bernabeu.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version