Home Wararka Dhageyso: Barnaamij gaar ah oo aan ugu magac darnay Xusuus Qaran kuna...

Dhageyso: Barnaamij gaar ah oo aan ugu magac darnay Xusuus Qaran kuna xuseyno munaasabadda maallinta dhallinyarada

0

Barnaamijkaan gaarka ah oo aan ugu magac darnay Xusuus Qaran, waxaan uga hadli doonaa qiimiga ay ku fadhiso maallinta 15ka May oo ah goortii la aasaasay Xisbigii dhallinyarada ee SYL, waana maallinta dhallinyarada Soomaaliyeed.

Waxaa nagala qeyb galaya dhallinyaro han ka leh inay tiigsadaan hankii SYL iyo waayo joog aqoon durugsan u leh Xisbigaa, garab iyo hiilna u ahaa.

Ismaaciil Maxamed Samatar ayaa soo jeedinaya.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version