Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Wararka Dhageyso: Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka

Dhageyso: Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka

3

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed.

Toddobaadkan waxaan ku eegi doonnaa toddobaad dhaqameedka Jaamacadda Simad waxaana inoo xog waramay Cabdiweli Maxamuud Faarax oo ah Kaaliyaha Guddoomiye ku xigeenka Jaamacadda iyo qaar kamid ah ardaydii ka qeyb gashay toddobaadka dhaqanka ee jaamacaddaas.

Aweys Xuseen ayaana barnaamijka tebinaya.

3 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version