Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Wararka Dhageyso: Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka

Dhageyso: Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka

0

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed.

Toddobaadkan waxaan ku eegi doonnaa buug uu qoray Maxamed Xaaji Ingiriis oo shahaadada PHD ka diyaariya Jaamacadda Oxford, cilmi baarane ka ah jaamacadda Kings Collegue ee magaaladda London.

Aweys Xuseen ayaana barnaamijka tebinaya.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version