Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Wararka Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo

Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo

0

Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo.

Waxaynu uga hadalnaa oo aalaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina.

Barnaamijkan toddobaadkan waxaynu ku soo qaadan doonaa muhiimadda aragga, waxaana marti inoogu ah Cumar Maxamed Daahir oo ka tirsan Tokiyo Watch and Optics

Axmed Daahir Cumar ayaa soo jeedinaya.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version