Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Wararka Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka

Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka

3

Barnaamijka Shaqsiga Caalamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo.

Barnaamijka waxaan ku soo qaadanaa marba mid kamid ah hogaamiyaasha magaca reebay oo soo maray dunida, waxay isugu jiraan kuwo horey u geeriyooday iyo kuwo nool balse ka tegay dhaxal gal la taaban karo.

Toddobaadkan waxaan ku soo qaadan doonaa Madaxweynihii hore ee Turkiga Mustafa Kamaal Ataa Turki, waxaana nala falanqeyn doonaa Dr.Maxamed Deeq Ibraahim Cabdi   oo cilmiga taariikhda casriga ku heysta darajada PHD.

Waxaana soo jeedinaya Maxamed Sheikh Yuusuf.

3 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version