Home Wararka Dhageyso: Barnaamijka Taladda Takhtarka

Dhageyso: Barnaamijka Taladda Takhtarka

0

Barnaamijka Taladda Takhtarka waa toddobaadle aad ka dhageysataan raadiyaha Himilo, waxaanna ku eegnaa mid kamid ah cuduradda ay la ildaranyihiin bulshada Soomaaliyeed innagoo ku faaqidna astaamaha cudurkaan lagu garto.

Toddobaadka waxaynu barnaamijka ku faaqidi doonnaa cudurka Duumada, ama Malaariyada, Waxaa soo saaray Maxamed Sheikh Yuusuf, waxaana maanta marti inoogu ah barnaamijka Dr. Maxamed Ibraahim Afguulle

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version