Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Macluumaad Dhageyso: Warbixin kororka dhaqaatiirta Ajnabiga ah ee kusoo badanaya dalka.

Dhageyso: Warbixin kororka dhaqaatiirta Ajnabiga ah ee kusoo badanaya dalka.

0

Muqdisho – Muddooyinkii danbe, waxaa jiray tusaalayaal ifafaalo xanbaarsan oo muujinaya sida hagaagsan oo dalka ay ugu soo badanayaan rayidka ajaaniibta ah kuwaas oo inta badan ku yimaada iskaashi ay la sameystaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalka ku sugan.

Mid kamid ah ajaaniibta ku yimaada dalka hannaanka iskaashiga fursadaha bannaan ee ka jira kaabayaasha nolosha waa dhaqaatiirta ajnabiga ah oo xilliyadii dhawaa si muuqata uga qeyb noqday adeegga caafimaad ee loo fidiyo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalka ku sugan.

Hadaba wariyaheenna Axmed Maxamed Maxamud Haadi ayaa warbixintan soo socta ku eegaya kororka dhaqaatiirta ajnabiga ah ee kusoo badanaya dalka.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version