Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Macluumaad Dhageyso: Warbixin ku saabsan haweeneydii Soomaaliyeed ee hal-gamaaga aheyd

Dhageyso: Warbixin ku saabsan haweeneydii Soomaaliyeed ee hal-gamaaga aheyd

0

Muqdisho – Markii ay Reer Galbeedku dunida kale isku dayayeen inay gummeystaan ama isticmaarsadaan, laguma soo dhaweyn nabad iyo farxad – lagumana galbin reynreyn. Taas waa markaynu ka hadlayno dalal ay kow ka tahay Soomaaliya oo loolan dheer la galay gumeystayaashii kusoo duulay dalka.

Gumeysi-diidkii lala galay shisheeyaha kaliya maysan horboodayn raggii Soomaaliyeed, ee haweenkuna waxay lahaayeen kaalin lama ilaawaan ah. Mid kamid ah haweenkaas magaca kaga tagay taariikhda Umadda Soomaaliyeed waa Xaawo Taako.

Warbixintan soo socta ayaynu ku eegeynaa sooyaalkeeda oo kooban. Waxaana inoo sheegaya wariyaheenna Maxamed Qadar Abdi.

 

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version