Home Wararka Dhageyso: Warbixin ku saabsan kuleylka awgii ragga qaar oo doorbiday in shaarar...

Dhageyso: Warbixin ku saabsan kuleylka awgii ragga qaar oo doorbiday in shaarar ay ka toshaan dharka baatiga

0

Warbixintan waxaynu ku soo qaadanay Barnaamijka Hiigsiga Himilo oo maallinle uga baxa Idaacadda Himilo.

Waxaynu uga hadleynaa warbixintan ragga qaar oo doorbiday inay shaarar ka toshaan dharka baatiga kulleylaha awgii.

Waxaa soo jeedinaya Nasri Axmed Maxamed, waxaana diyaariyay Maxamed Qadar Cabdi.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version