Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Arrimaha Bulshada Dhakhtar sheegay in garku leeyahay faa’iidooyin caafimaad

Dhakhtar sheegay in garku leeyahay faa’iidooyin caafimaad

0

Himilo – Dr. Karan Rangarjan oo ah dhakhtar qalliin sidoo kalana bare ka ah jaamacadda Sunderland ayaa soo bandhigay faa’iidooyinka caafimaad ee garka.

Xogtiisa wuxuu ku sheegay in garka iyo timaha weliga ay wejiga ka ilaaliyaan isla markaana ay ka hortagaan noocyo ka mid ah bakteeriyada halista ah.

Muuqaal uu soo dhigay bartiisa Tiktok ayuu ku sheegay inuu is barbar dhig ku sameeyay shaqaale caafimaad, waxaa u soo baxday natiijo ah inay u nugul yihiin qaadida feeriska MRSA kuwa aan laheyn gar.

Dr Karan wuxuu intaa ku daray inay jiraan caddeymo horudhac ah kuwaas oo muuujinaya in garka uu yareeyo halista ah inuu kugu dhaco kansarka maqaarka.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version