Home Barnaamijyo Dhegeyso:- Barnaamijka Aragtida Islaamka ee Idaacadda Himilo.

Dhegeyso:- Barnaamijka Aragtida Islaamka ee Idaacadda Himilo.

0

Barnaamijka Aragtida Islaamka waxaynu ku eegnaa oon ku soo qaadannaa arrimaha la xiriira Islaamka, si fahanka bulshada muslimka ahi ee Soomaaliyeed sare loogu qaado.

Toddobaadkan waxaan ku eegi doonnaa Xajka Iyo Fadligiisa maadaama wakhtigii xajka lagu guda jiro, waxaana marti inoogu ah Sheekh Axmed Sheekh Xasan Sheekh Qudubi oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed.

Waxaana soo  jeedinaya Aweys Xuseen.

Halkan Hoose Ka Daawo:-

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version