Home Barnaamijyo Dhegeyso Barnaamijka Aragtida Islaamka ee Idaacadda Himilo

Dhegeyso Barnaamijka Aragtida Islaamka ee Idaacadda Himilo

0

Barnaamijka Aragtida Islaamka waxaynu ku eegnaa oon ku soo qaadannaa arrimaha la xiriira Islaamka, si fahanka bulshada muslimka ahi ee Soomaaliyeed sare loogu qaado.

Toddobaadkan waxaan ku eegi doonnaa Ahmiyada uu islaamku siiyay ilaalinta nafta insaanka, waxaana marti inoogu ah Sheekh Sayid Abaa Cali Sheekh Cali Maye.

waxaana soo  jeedinaya Aweys Xuseen.

Halkan hoose ka dhegeyso:

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version