Home Cayaaro Difaaca Bolton Wanderers Joe Bunney oo la dhigay isbitaal

Difaaca Bolton Wanderers Joe Bunney oo la dhigay isbitaal

1

Daafaca Bolton Joe Bunney ayaa la dhigay isbitaal ka dib markii uu ka jabay feeraha iyo kalxanta markii uu galay shil ka dhashay cariiri wado.

Bunney, oo ahaa mid ka mid ah sagaal saxiix oo kooxda ku soo biiray maalintii ugu dambaysa suuqa, ayaa ku sii jiri doona isbitaalka 48-ka saacadood ee soo socota si looga taxadaro.

Daafaca dambeedka biddix ayaa hore ugu soo ciyaaray Rochdale, Blackpool iyo Northampton, laakiin weli kulankiisii ugu horreeyay ee Bolton ma uusan ciyaarin.

Daafaca ayaa helay daweyn caafimaad markii uu ka jabay feeraha iyo kalxanta waxaana taageeray shaqaalaha caafimaadka kooxda.

Wuxuu sii joogi doonaa isbitaalka 48-ka saacadood ee soosocota si taxadar loogu sameeyo.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version