Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Macluumaad Engineer soo saaray App awooda inuu tarjumo codadka bisadaha!

Engineer soo saaray App awooda inuu tarjumo codadka bisadaha!

0

Himilo – App-kan cusub wuxuu awoodaa inuu tarjumo waxa ay bisaduhu dhahayaan. App-kan waxaa nashqadeeyay ingineer Javier Sanchez oo ka mid ah shaqaalaha Amazon.

Wuxuu sheegay inuu app-kan muhiimad gaar ah leeyahay xilliga maadaama uu Karoono jiro oo dadka iyo xayawaanada la rabbaysto ay guryaha wada joogaan.

Wuxuu u bixiyay hal abuurkiisa MeowTalk, codadka bisadaha wuxuu u beddeli doonaa ereyo Ingiriis ah sida ‘I quudi’, ‘Idaa’, iyo ‘Waan xanaaqsanahay’. ilaa 13 jimladood ayaa hadda ku diyaarsan.

App-kan ayaa falcelin wanaagsan ka helay dadweynaha. Soo saaraha app-ka waxaa lagu dhiiri galiyay himiladiisa ah inuu ugu dambeyn helo qalab codadka bisadaha u rogi kara cod aadane. App-ka hadda si lacag la’aan ah ayaa looga degsan karaa Google Play Store.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version