Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Everton oo Dele Alli kala wareegtay Tottenham Hotspur

Everton oo Dele Alli kala wareegtay Tottenham Hotspur

2

Himilo – Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka England ayaa qalinka ku duugay heshiis labo sano iyo bar ah oo uu ku joogayo garoonka Goodison Park, isagoo kooxda sii joogaya ilaa June 2024-ka.

Alli ayaa heshiis bilaash ugu biiray Everton balse waxay kooxdu bixin doontaa £10m marka uu ciyaaro 20 kulan, wuxuu noqday saxiixii ugu horreeyay ee joogto ah ee tababare Frank Lampard.

“Waan ku faraxsanahay inaan u saxiixay Everton, koox weyn oo taageere weyn leh iyo taariikh,” ayuu Alli u sheegay website-ka kooxda.

25 jirkaan ayaa u saftay 269 kulan Tottenham ka dib markii uu kaga soo biiray MK Dons 2015, isagoo u dhaliyay 67 gool waqtigaas.

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version